Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalka Istish-haadiga ah ee ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday maleeshiyaad iyo saraakiil ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay Al-andalus, waxay xaqiijiyeen in weerarkii Istish-haadiga ee ka dhacay magaalada Muqdisho ALlaah fadligiis lagu dilay ugu yaraan 19 murtad, tiro intaas ka badanna lagu dhaawacay.

Goobta camaliyaddu ka dhacday ayaa ahayd aag u xiran shaqaalaha dowladda Riddada sida kuwa sirdoonka, howl-wadeennada wazaaradaha iyo ilaaladaha xarumaha muhiimka ee kooxda Riddada. waxaa sidoo kale jira burbur lixaad leh oo soo gaaray xarumaha murtadiinta ee kuyaalla aaggaasi.