Maktabka Caafimaadka ee wilaayada Islaamiga ee Jubbada Hoose ayaa olole ballaaran oo dadka loogu gurmanayo ka billaabay deegaannada iyo degmooyinka wilaayada ee ay ka taliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dhakhaatiir caafimaad oo wada dawooyin kala duwan ayaa dadka u sameynaya baaritaanno bilaash ah iyo dawo lacag laโ€™aan ah, waxaana barbar socda olole wacyigelin diineed ah oo ay fulinayaan ducaad katirsan wilaayada.

Maamullada Wilaayaadka Islaamiga ee ka arimiya dhul ballaaran oo kamid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa u shaqeeya hannaan dowladeed oo islaami ah, waxaana ay dadku ku heystaan barwaaqo aduun, iyadoo ay u dheertahay in lagu maamulo Shareecada Islaamka.

Halkan ka dhagayso Mashruuca Gurmad ee Wilayadda Jubadda Hoose