Hoggaanka Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saaray Bayaan lagu difaacayo Sharafka Nabigeena Muxamed ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… oo dhawaan ay Aflagaadeeyeen Mushrikiinta gaalada Hindiya. Mu’asasada Al Kataa’ib ayaa faafisay bayaankan oo lahjad adag lagula hadayo dowladda Hindiya iyo Shacabeedka ku dhiiraday in ay aflagadeeyaan Nabiga SCW.