Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 24-06-2024