Dhaqamada safaaradaha gaalada ee ku yaalla xerada Xalane waxay calaamad u yihiin dullinimada calool-uusta, dabadhilifnimadooda iyo damiir la’aantooda. Gaaladii dadkeena soo gumaysatay ee awoowayaasheen soo xasuuqday ayaa caruurtii Soomaaliyeed iyo odayaashiiba u yeeranaysa si ay ugu dabaaldegaan xaflad-gaaleedyadooda, kadibna hilbo doofaar soo cunsiinayaan.

FG: Goobta xafladaan ay ku qabsanayaan gaalada Talyaanigu, oo xerada Xalane ah, waxay dhawr kiilomitir u jirtaa Kili-assayle oo ku yaalla degmada Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose, kaas oo ah kiiligii caanka ahaa ee ay ciidamada Talyaanigu ku guri jireen dadka Soomaaliyeed oo garaba-duuban si ay uga dhigtaan buundo ay kaga gudbaan biyaha wabiga shabeelle. Waxaa Assayle loogu bixiyay boqolaalka kun ee dumarka Soomaaliyeed ah ee assaayda u qaaday raggoodii ay Talyaanigu iyagoo nool killiga ku rideen si ay buundo uga dhigtaan.