Waxaa goordhow la faafiyay sawirrada weerarkii kamiinka ahaa ee shalay ka dhacay duleedka degmada Ruunir-good ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo 9 askari looga dilay maleeshiyaadka murtadiinta, halka looga dhaawacay 7 kale, sidoo kalena looga qaniimeystay 7 qori oo boobeyaal ah.

Sawirrada la faafiyay waxaa lagu daawan karaa maydadka qaar ka mida maleeshiyadii Ridada ee lagu dilay weerarka jidgalka ah ee ka dhacay duleedka degmada Ruunirgood, waana mid ka mid ah weerarada lagu difaacayo shareecada islaamka ee ay mujaahidiintu ka wadaan wilaayadaasi.

Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada