Channelka wararka ee Al-kataaโ€™ib, ayaa gelinkii dambe ee maanta baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo sida looga ciiday wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ciidul Adxaa sannadkan 1445 Hijri.

Muuqaalka ayaa lagu daawanayaa sida salaadda ciidda looga oogay deegaanka Kuunya-barow, degmada Buqโ€™aqable, Ceel-cadde, Buulo-fulaay, Buurdhuxunlle, Ceelbuur, Jilib iyo Jammaame.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Halkan Ka Dhugo Muuqaalka