Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo culus oo ay qaraxyo barbar socdeen kuwaas oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno dhanka galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ee Jubbada hoose.Sii Aqri