Weli Yahuuddu waxay sii wadaan gumaadka wuxuushnimada ah ee ay ku hayaan ehelkeena reer Qazza, kuwaasoo inkabadan 8 bilood oo xiriir ah wajahay xaalad adag, iyadoo uu caalamka indhaha ka daawanayo.

Dhagayso Warbixin_Dagaalka_Qaza_oo_galay_maalinkii_250aad