Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay galabta baahisay barnaamij gaar ah oo lagu bedalay booskii uu soo geli jiray barnaamijka Caalamulyowm, barnaamijkan oo ah mid muhiim ah waxaa lagu soo qaatay axkaamta xajka iyo cumrada, waxaa barnaamijka ka qayb galaya qaar ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Gaarka ah