Habeenkii xalay Mu’assasada Al-Kata’ib garabka warnaabineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay, Muuqaal mug weyn oo soconaya muddo saacad ah, kuna baxaya 7 luqadood.

Isdaarka ayaa cinwaan looga dhigay “Sidee baad ugu qanceysaa fadhiga” waxaana lagu soo bandhigayaa dhinac ka mid ah tacadiyada iyo xadgudubyada lagu hayo muslimiinta caalamka, laguna muujinayo xalka kaliya ee maanta u furan Muslimiinta.

Haddaba hoos ka dhageyso Barnaamijka gaarka ah ee lagu falanqeeynayo filimka

Halkaan ka Dhageyso Barnaamij Gaar ah-Filimka Hadiyadda Ciidda ee Al-Kata’ib