Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 06-12-1445 oo waafaqsan 11-06-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 11 06 2024