Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 08-12-1445 oo waafaqsan 13-06-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 13 06 2024