Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 21-06-1445 oo waafaqsan 02โ€“1-2024, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 02 01 2024