Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 22-12-1445 oo waafaqsan 27-06-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya MDaahir.

Halkan ka dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 27 06 2024