Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 27-11-1445 oo waafaqsan 03-06-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 03 06 2024