Maalinta Berri ah waa sagaalka bisha Carafo 1445 Hijriya, sida ku cad axaadiithta saxiixa ah ee Nabiga laga wariyay soonka maalintaas wuxuu leedahay fadli dheeri ah.

Hadaba shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah waxaan ku baraarujinaynaa in ay ka
faaโ€™iidaystaan maalintan kheyrka badan.

Sheekh Abuu Muslim oo kamid ah culimaaโ€™udiinka soomaaliyeed ayaa
jeediyay kalimad qiima badan oo ku saabsan kheyrka 10-ka maalmood ee bishan
Carafo isagoona sharaxaad dheeri ah ka bixiyay sunanka laga doonayo muslimiinta
maalmaha 9-aadka iyo 10-aad.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim MP3