Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 26-11-1445 oo ku beegan 03-06-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.

Halkaan ka dhegeyso War Subax 03 06 2024