Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 26-12-1445 oo ku beegan 02-07-2024,Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haaashim Cabdi Naasir

Halkaan ka dhegeyso War Subax 02 07 2024