Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbco,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 13-12-1445 oo ku beegan 19-06-2024,Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.

Halkaan ka dhegeyso War Subax 19 06 2024