Bannaan baxyo ay qabteen axsaabta mucaaridka ah ee ‘Somaliland’ ayaa ka dhacey magaalada Hargeysa. Bannaan baxyadan oo hore ay ugu baaqeen xisbiyada mucaaradka ahi ayay ku sheegeen in ay ka soo horjeedaan muddo kororsi uu sameeyo Muuse Biixi isla markaana waxa ay ku baaqeen in doorashooyinku xilligoodii ku qabsoomaan.

Sii Aqri