Caalamulyowm waa barnaamij facwayn, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ugu dambeeyay uguna waaweyn ee ka taagan caalamka islaamka iyo dunida kale intaba, waana barnaamij maalinle ah marka laga reebo maalinka Jimcaha, waxaanu hawada soo galaa 4:30 galabnimo.

Dhageyso Caalamulyowm-21-12-1445