Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah u dhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka-21-12-1445-