![](https://warkiislamka.co/wp-content/uploads/2024/07/Faafreebka-Wararka-2-14-2-1-300x214-1-3-1-1-1-1-1-1-2-Ej4huR.jpeg)
Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah u dhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka-28-12-1445-