Warka Duhurnimo waa mid kamid ah wararka ugu muhiimsan ee ka baxa Idaacadda Al-andalus. waxana idaacadda laga baahiyaa 1:30 duhurnimo, inshaa allaaโ€‹h waxaanu isku dayi doonaa in aan akhristayaasha si joogto ah ugu soo gudbino wararka Subax,duhur iyo barnaamijyada Caalamulyowm & Faafreebka Wararka.

Dhagayso Warka Duhurnimo-21-Dul-xijah-1445-Hijri