Safiirka dowladda Xasan Sheekh ufadhiya xarunta Q.Midoobe wuxuu leeyihiin “Isbuucii lasoo dhaafay kumanaan ciidamo Itoobiyaan ah oo sifo sharci darro ah ku socda ayaa soo galay Soomaaliya”. Abuukar Baale Xabashida gummeysanaysa shacabka Baydhabo, Baardheere, Beledweyne iyo Xudur wuxuu u ahaa kuwa sharci ah!.. Madaxda dabadhilifyada waxay isku dayayaan in ay ku ciyaaraan caqliga shacabka Soomaaliyeed iyagoo cadowga soo jireenka ah magacyo ukala bixinaya