Ugu yaraan 19 qof oo uu ku jiro maamul madaxeed deegaan ayaa la diley ka dib dagaallo u dhexeeya ismaamulka Benishanguulka ee koonfurta Itoobiya iyo jabhadda Gumuz Peoples Democratic Movement.

Sii Aqri