Maamulka wilaayada islaamiga ah ee Jubbada dhexe, ayaa mashruuc raashin qaybin ah u sameeyay qoysas badan oo danyar iyo masaakiin ah, kuwaas oo ku dhaqan degmada Jilib iyo deegaannada hoostaga.

Qoysaska mashruuca raashin qaybta loo sameeyay ayaa ka kooban 1000 qoys, kuwaas oo raashinka noocyadiisa kala duwan lagu siiyay degmada Jilib ee xarunta wilaayada islaamiga Jubbada dhexe, dadka danyarta ah ee mashruucan ka faaโ€™ideystay ayaa la hadlay warbaahinta islaamiga ah ee Al-andalus, waxayna u duceeyeen mujaahidiinta gurmadka walaalnimo lasoo gaaray.

Halkan Ka Dhagayso Codadka Dadka Raashiinka La Siiyay