Halkaan waa caasimada Kenya ee Nayroobi oo gubanaysa. Boqolaal kun oo shacab ah ayaa weeraray dhismaha baarlamaanka iyagoo ka caraysan canshuuro dheeri ah oo ay dawladu soo rogtay. Shacabka mudaaharaadaya ayaa ku qaylinaya in Madaxwetne Rutu uu xilka iska wareejiyo.

Arinkaan ayaa imaanaya kadib markii madaxweynaha Kenya, William Rutu, uu booqasho ku tegay Maraykanka halkaasna looga dhawaaqay iskaashi xeeldheer oo dhexmara labada dal.