Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha siโ€™aad ah u qabsaday heshiiskii uu shalay casir liiqii uu maamulka Somaliland la galay Itoobiya, kaas oo uu ku bixiyay qeyb kamid ah xeebaha dalka.

Arrinkaan oo ah mid masiiri ah ayaa dhaliyay caro xooggan oo ka tamid qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo si adag kaga horyimid heshiis ku sheegga uu Muuse Biixi ku iibsaday xeebaha dalka.

Haddaba Maxaan ka ognahay taarikhda fog ee uu leeyahay damaca dowladda Xabashida Itobiya ee ku aadan xeebaha Soomaliya iyo guud ahaan dalkaan dhaca geeska Africa?, ku dhageyso Falanqeyntaan.

Halkaan Ka Dhageyso Falanqeyn_damaca_Itoobiya_ee_badaha_Soomaaliya