Howlgal qarax ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin maanta ka fuliyeen magaalada Baydhaba ayaa lala beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa bar Control oo lagu magacaabo (Hareeri Kaadiyow), halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Riddada.

Howlgalka qaraxa ah ayaa u dhacay sidii loogu talagalay, maleeshiyadii ku sugnaa barta kaantatool ee lagu qarxiyay waxaa goobta kaga dhaawacmay hal askari, howlgalkan ayaana qayb ka ah howlgallada gaarka ah ee ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyaan magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar xooggan ku mireen saldhig ciidan oo saliibiyiinta xabashida Itoobiya ay ka degganyihiin degmada Diinsoor ee isla gobolka Baay, waxayna mujaahidiintu dhowr jiho ka weerareen saldhigga xabashida.