Ciidamada mujaahidiintu waxay caawa howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Diinsoor ee wilaayada Baay, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed.

Qaraxa oo ahaa mid qorsheysan waxay ciidamada mujaahidiintu caawa ku beegsadeen fariisin ay Riddadu kaga suganyihiin degmada Diinsoor, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay ilaa 4 askari oo murtadiin ah.

Howlgalkan qaraxa ah ayaa kusoo beegmaya xilli weerar madaafiic ah oo ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ku beegsadeen xarunta madaxtooyada maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed ee degmada Baydhaba, lagu gubay gaari Cabdibile ah oo ay leeyihiin maleeshiyaadka loogu yeero NISA ee ashahaada la dirirka ah.