Dhamaadkii bishii labaad ee February ee sanadkan 2022-da, dowladda Ruushka duulaan ballaaran waxay ku qaaday dalka ay deriska yihiin ee Ukraine, kadib bilooyin la hadal hayay in Ruushku damacsanyahay duulaankaas, wallow Butin iyo saraakiishiisu beeninayeen arinkaas.

Sii Aqri