Qaybta sadaxaad ee barnaamij tixane ah oo ciwaankiisu yahay ceel baraf iyo ciidamadii burundi waxaanu ku eegeynaa insha Allaah muuqaalka ay leedahay fariisinkii ciidamada brundi lagu xasuuqay halkaasoo ay ka muuqdaan raadad iyo astaamo aan qaarkood mudda dheer sii muuqda doonaan.

Sii Aqri