Waxa loogu yeero golaha ammaanka urur gaaleedka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu kulan ka yeesho xaaladda siyaasadeed iyo midda amniga ee kooxda Riddada Soomaaliya.

Kulanka oo caawa fiidkii ka dhici doono magaalada New York ee dalka Mareykanka, ayay xubnaha golahan uga arrinsanayaan xaaladda murugsan ee dhanka siyaasadda soomaaliya.

Masโ€™uul u hadlay Q.Midoobay ayaa sheegay in kulanka looga doodi doono marxaladda kalaguurka ah ee ay marayso kooxda Riddada sida bixitaanka ciidamada shisheeyaha ATMIS iyo sida laga yeelayo ismariwaaga u dhaxeeya dabadhilifyada murtadiinta Soomaalida.

Kulankan ayay โ€˜Golaha ammaankaโ€™ uga doodayaan soo jeedin ka timid Urur gaaleedka midowga Afrika iyo kooxda Riddada ee ahaa in wixii ka dambeeyay 31 December la dhiso howlgal cusub oo ciidamo afrikaan ah kusii waardiyaynayaan kooxda Riddada.

Waxa loogu yeero golaha ammaanka ayaa la filayaa in ay suโ€™aalo ka keenaan cidda maalgelinaysa soo duulayaasha afrikaanta calooshood ushaqeystayaasha ah ee soomaaliya ku sugan.

Kufriga caalamiga ah ayaa ka welwelsan in hal bacaad lagu lisay ay noqdaan Riddadii ay Somalia ku camcaminayeen 18-kii sano ee lasoo dhaafay.