Guddiga Isbitaalka magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa si kulul ubeeniyay been abuur ahaa oo warbaahinta ku hadasha afka dowladda ay ka faafisay xaaladda Isbitaalka. Agaasimaha Isbitaalka iyo howlwadeennada kale ee Isbitaalka ayaa shir jaraa’id ku sheegay in Isbitaalka Ceelbuur uu si caadi ah ugu shaqeynayo bulshada islamarkaana ay been tahay warka kasoo yeeray dowladda ee ah in Isbitaalka ay lawareegeen xoogagga Al Shabaab.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee maamulka Isbitaalka Ceelbuur