Talafishinka calool-uusta maanta waxaa la soo dhigay qoraalkaan oo dad badan fajaciso ku noqday. Waxay xayeesiinayaan nin ay ku sheegeen inuu yahay Dhakhtar ganacsade ah oo kamid ah ardayda sanadkaan u fariisatay imtixaanka dugsiga sare ee magaalada Dhuusamareeb.

Bal adigu is waydii nin Dhakhtar ah oo hada u fariisanaya imtixaankii dugsiga sare!! Sidee dhakhtar ku noqday hadiiba uusan dugsi sare hore u soo marin?