Muโ€™assasada warbaahineed ee Al-Malaaxim ayaa baahisay cadadka 18aad ee majallada Sadal Malaaxim, oo lagu soo gudbiyo maqaalaat, qisas iyo warbixinno dhaxalgal ah oo ka tarjumaya waaqica ay ku nooshahay umadda muslimka ah.

Cadadkan oo aad uga duwan kuwii hore, kuna xardhanyihiin qormooyin kala duwan oo soo jiidasho leh, ayaa mid kamid ah maqaalaadka lagu daabacay waxaa ciwaan looga dhigay โ€œ qeyb kamid ah udgoonka Siiradii Amiirkaโ€, waxaana qoraa lagu magacaabo Haadi Al-Qaxdhaani uu si qota dheer uga sheekeeyey siirada iyo dhaqankii uu lahaa amiirkii Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab, Alle ha u naxriiste Sheekh Khaalid Baadharfi.

Haadi Al-Qaxdhaani, wuxuu tilmaamayaa in sheikh Khaalid Baadharfi uu kamid ahaa mujaahidiintii u nafiiray saaxada Afqaanistaan, halkaasna oo uu kusoo tababartay qeybaha kala duwan ee funuunta dagaalka, kuna soo bartay sheikh Usaama bin Laadin, oo uu kasoo faaโ€™iiday waxyaabo badan oo ay kamid tahay xambaarista hammiga umadda.

Halkan ka dhagayso warbixin Siirada udgoon ee Sheekh Khaalid Baatarfi