Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka jihaada wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose, waxay howlgallo barakaysan oo dagaallo toos ah ku qaadeen saldhigyo ciidan oo ciidanka saliibiyiinta Yugaaandha ee qaybta ka ah isbahaysiga kuffaarta Afrikaanta ee la baxay ATMIS ay ku leeyihiin qaybo ka mid ah Sh/hoose.

Weerarka 1-aad oo ahaa mid qorsheysan oo dagaal toos ah waxay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga ciidanka kuffaarta ee degmada Buulo-mareer, waxaana dagaalkaasi la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, lama helin faahfaahinno dheeraad ah oo ku aaddan weerarka, maadaama uu dhacay xilli habeen ah.

Weerarka labaad, waxay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha ay ka degganyihiin deegaanka Golweyn, weerarkan ayaa qayb ka ah weerarada ciidamada mujaahidiintu ku beegsanayaan maleeshiyada murtadiinta iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee dagaalka kula jira shareecada islaamka.