Midna waa gaal kirishtaan ah oo dalkiisa iyo diintii saliibiga ah u dagaalamaya. Midka kalena waa dabadhilif calooshiis la ciyaar ah oo gaalada baqtiga ah kabahooda u sujuuda. Hadii ay kuu kala sokeeyaan, diin ahaan iyo dadnimo ahaan, adigaa cirka roob ku og. Laakiin ogoow laf cad ayaad toobin ku haysaa.